WAXAA KORKEEYNA AH FARSAMDII IYO DHAQAALIHI QARAXA WAA KORKIINA.

5354S6546S4S-55555_242936_highres.jpg

Markaad joogtid soomaaliya maqashidne qarax ayaa dhacay waa inaad xusuusnaataa ineey jiraan dad farsameeyey bixiyayna dhaqaalihii hawlgalka iyo niftiis haliga fuliya qaraxa,waxaa dalka Kuweeyt ka dhacday arrin la yaab leh waxaa la qabtay seddex nin oo u dhalatay dalka Ciraaq kana tirsan Daacish,seddexdaan ciraaqiyiinta ah ayaa u yimid Kuweeyt ineey ka fuliyaan hawlo aragagixiso ayagoo adeegsanaayo dhallinyara reer Kuweeyt ah,waxa eeyna dhallinyadda eey qorteen ku dheheen qaabka hawlgalka iyo dhaqaalaha hawgalka waa korkeeyna qaraxane waa korkiina,fiiri ayaga ma raban ineey is haligaan dhallinyarta ayey halaaga farayaan,sheekadaan waa mid aad ii soo jiidatay. XIGASHO ALQABS-KUWAIT.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

CIIDAMADDA KUMAANDOOSKA DANAB OO KA CABSI QABA…

Next
Next

KUWEEYT OO GACANTA KU DHIGTAY….