79-QOFOOD OO KU DHIMATAY DAGAALO KA….

DAGAALADDA SUUDAAN.

(QAAHIRO)-Maalmo uu socday dagaal Qabiileed ka socday gobolka koonfureed ee dalka Suudaan ayaa waxaa lagu dilay dad gaaraayo 79-qofood sidaas waxaa maanta oo Talaada ah sheegay masuul sare oo ka tirsan dawladda Suudaan,banaabaxyo wato rabshado ayaa waxa eey ka qarxeen laba degmo gudaha dalka ku yaalo afrikada bari.Dagaalka u dhexeeyo qabiilka Hausa iyo kooxda Jinsiyada Birta kana dhacay goblka Blue Nile ayaa waxaa kor u kacay tirada dadka beeralayda ah ee lagu dilay todobaadkii tegay,rabshadahaas ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad dhan 200-qofood sida laga soo xigtay Jamal Naasir Al-Sayid oo ah wasiirka caafimaadka ee gobolka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAMADA OO SHEEGTAY…

Next
Next

ERDOGAN OO GARAY IRAAN.