ALSHABAABKII WEERARAY WESTGATE MALL UU XUKUN KU DHACAY.

IMG_4055.jpg

Maanta oo ah Arbaco kuna beegan 7/10/2020-ka ayey maxkamad ku taalo magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya waxa eey dembi ku heshay laba ka mida seddex eedaysane oo loo haystay ineey gacan ka geysteen weerarkii alshabaab ku qaadeen Westgate Mall sannadkii 2013-kii,weerarkaas ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo 67-qofood waxaane ku dhaawacmay dad intaas ka badan,eedaysanaha seddexaad ayaa noqday mid lagu waayey waxyaabihii lagu soo eedeeyey sida uu sheegay gudoomiyaha garsoorayaasha maxakamadda Nayroobi Mr.Francis Anday,waxaa sidaas qoray wakaaladaha wararka.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARKA OO DHAN

Previous
Previous

ALSHABAAB OO SII DAYSAY TAKHAATIIRTII U DHALAY KUUBA.

Next
Next

Askerigii dilay ninkii African-American ahaay oo xabsiga laga sii daayey.