2-QOFOOD OO KU DHIMATAY DOON KU DEGTAY…

BADDA GIRIIGA.

(ATHENS)-Ugu yaraan laba qofood ayaa ku hafatay ka dib markii doon ey saarnaayeen da fara badan kuna dhawaa 30-qofood ey ku degtay xeebaha dalka Giriiga gaar ahaan bariga biyaha Jaziirada Aegean ee Kos maanta oo Arbaca ah. Ilaalada xeebaha dalka Giriiga ayaa sheegay in laga soo badbaadiyey dad gaarayo 24-qofood halka shilku uu ka dhacay waxaane la soo helay meydadka nin iyo naag. Qoraal ey soo saareen ilaalada xeebaha dalka Giriiga ayey ku xuseen iney inta badbaaday ineey tahay 24-qofood kaliyah,doonta degtay ayaa waday dad dhan 27-qofood waxaane weli maqan oo la baadi goobayaa hal qof.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CIIDAMADDA BADDA EE UK OO QABTAY…

Next
Next

43-QOFOOD OO SHIL TARIIN UGU DHINTAY…