KHIYAANADA LAGU SAMEEYO DANYARTA..

2-34-730x438.jpg

Waxaa adduunka ka jiro dhac loo geeysto dad iska danyar ah kuwaasoo loo balan qaado in la geeyhaayo amaba la siihaayo shaqooyin ee ka heli karaan mushaar aad u wanaagsan balse rajadii eey qabeen ayaa isu bedesha mid muraga leh. Sida uu qoray wargayska Guradian waxaa jirto shirkad la yiraahdo G4S taasoo shaqadeeda tahay ineey ilaaliso amniga goobaha loo suuqeysi tago,shirkadaan ayaa sida la sheegay waxa eey heshiis la gashay dalka Imaaraatka carabta si eey ugu keento dad u suga amniga goobaha laga suuqeeysto kuna yaalo dalka Imaaraatka,shirakdii G4S waa eey keentay wixii laga dalbaday laakinse dalka Imaaratka ayaa waxa uu u diray ineey ka garab dagaalamaan dagaal oogaha reer Liibiya Gen.Xaftar oo eey taageerto Imaaraatka. XIGASHO ALQUDS ALARABIA.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

RAADKA UU DEGANAASHAHA SOOMAALIYA KU YEELAN KARO DAGAALKA ITOOBIYA EE TIGRAY.

Next
Next

ALSHABAAB OO SEDDEX QOFOOD AFDUUB UGU HAYSTO…