11-DAL BERI LAGAMA CIIDI DOONO WAA KUWEE?
(SAWIRKA)-XUJAAYDA SANNADKAN-1444/2023-KA.
(SAUDI ARABIA)-Marka aad joogtid dalka Soomaaliya waxa aad beri oo Arbaca ah u dabal degaysaa inaad maalinta weyn ee Ciida Carafo(Cidul Adxaa) ee sannadkan 1444/2023-ka,waa side ey qabaan dalalka Muslimiinta ah intooda badan in beri tahay maalinta koobaad ee Ciida Carafo,mase ogtahay iney jiraan dalal kale oo Muslimiin ah aan beri Ciideyn sidaada oo kale,mase is weydiisay sababta ey beri u ciideyn dalalkaasi?Waa la isku khilaafi karaa araga bisha Ramadaan maalin kala horeyn ah laakinse bisha Carafo ma aha sid bisha Ramadaan oo waxaa xadida bilashadeeda dalka Sacuudiga si Xujaayda u ogaadaan Xajka waqtigiisa,Sacuudiga maanta waa sagaalka bisha Carafo(Dul-Xaj) halka beri tahay maalinta tobanaad ee Dul Xaj-1444-ka loona dabaal degaayo Ciida Carafo(Cidul-Adxaa),yey yihiin wadamada aan beri u dabaal degayn Ciida?
ISHA WARKA ARABIC.