10-QOFOOD OO KU DHIMATAY SHIL KA DHACAY…

(SAWIRKA )-SHAQAALIHII U GURMADAY.

(CANBERRA)-Toban qofood ayaa ku dhimatay gudaha dalka Australia ka dib bas weday koox dhan 40-qofood oo habeen barkii ka soo laabatay xaflada aroos oo ka dheceysay degmada Wine,sidaas waxaa laga soo xigtay ciidamada booliska iyo warbaahinta dalkaasi Australia. Boolsika ayaa sheegay iney shilka ku dhaawacmeen in ka badan 11-qofood waxaane loo wada qaaday isbitaal goobta ka ag dhaw waxaane lagu daabulay diyaarad ah nuuca qumaatiga u kaca iyo baabuurta gargaarka deg dega ah,waxaane shilkaasi uusan wax dhib ah uusan ka soo gaarin 18-qofood oo baska saarneed.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA SWDEN.

Next
Next

BERRI OO KU BEEGAN MAALITA…