Seddex ka qeyb gashay xasuuqii Ruwanda oo la qabtay.

IMG_3995.JPG

Seddex nin oo lagu tuhmaayo ineey qeyb ka haayeen xasuuqii ka dhacay dalka ruwaanda sannadkii 1994-tii ayaa lagu xiray dalka Biljam,ragaan ayaa ku eedaysan ineey sameeyeen xad gudub bani’adan lagu sameeyo kii ugu xumaay. Laba ka mida ragaan la qabtay ayaa laga soo qabtay caasimadda dalka Biljam ee Buruuksal halka kan seddexaad laga soo qabtay degmada Hainult sida lag soo xigtay afhayeenka dawladda Biljam. Dawladda Ruwaandaayaa soo saartay amar lagu soo qabanayo 110-qofood oo qeyb ka ahaay xasuuqii Ruwaanda,40-tan ka mida raga baxsadka ah ayaa ku sugan dalka Faransiiska. Xasuuq ka dhacay dalka Ruwaanda sannadkii 1994-tii ayaa waxaa ku naf waayey (800,000)-qofood una badan qabiilka TUTSI halka qeyb ka mida Hutus yihiin.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA.

Previous
Previous

DAGAAL DANLEY WADATO.

Next
Next

Nin Australian ah oo feeray haween muslim ah.