SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MADAWEYNAHA MASAR AL-SISI MAXAA U QABSOOMAY?

(SAWIRKA)-MW-SISI.

(EGYPT)-11-sano ka dib afgembigii xukunka lagaga tuuray Madaxweynihii Masar ee ugu horeeyey ee si Dimuqaraadi ah loo soo doorto AUN-Maxamed Mursi,afgembigaas ayaa waxaa hogaaminaayey Wasiirka G/dhiga ee waqtigaas C/fataax AL-Sisi hadana ah Madaxweynaha dalka Masar,dadka reer Masar ayaa u muuqda kuwa aan ahmiyad weyn siineyn sannad guuraddaas. Facelin xadidan oo lagu sameeyey dadka isticmaalo baraha bulshada iyo in Ikhwaanka Masar laga fogeeyo goobaha loogu dabaal degaayo sannad guuradda 11-aad,mana ha wax lala yaabo. Midaas bedelkeeda hawlwadeenada warbaahinta bulshada ayaa u muuqda kuwa aad ugu mashquulsan saameynta dhibaatadda dhaqaale ee ugu xumeed ee wadanka soo wajahday taariikhda casriga ah,inta badana saameysay qoysaska dakhligoodu yar yahay iyo kuwa dhexdhexaadka ah.

ISHA/NA.

SII AKHRI.