SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

YOWERI MUSEVENI OO DALBADAY IN LA JOOJIYO…

MADAXWEYNE YOWERI MUSEVENI.

(UGANDA)-Madaxwynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa waxa uu ka codsaday xubnaha baarlaamka iyo shaqaalaha rayidka ah ee dalka Uganda ineey joojiyaan dhammaan safarada dibadda ah si loo habeeyo kharashyada ku baxaayo si macni dari ah isla markaasne loo badbaadiyo lacag fara badan oo loo isticmaali karo hawlo muhiim ah. Hadalka Madaxweyne Museveni ayaa imaanaayo ka dib markii dhaqaale ku filan loo waayey machadka Uganda ee dhinaca batroolka(UPIK).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.