SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XOGHAYAHA GAASHAANDHIGA MARAYAKANKA OO…

Sii haayaha xilka xghayah gaashaandhiga Marayakanka Christopher Miller ayaa booqasho aan la filayn waxa uu ku tegay dalka soomaaliya maanta oo jimca ah,xoghayaha ayaa safarkiisa ugu horeeyey ku maraayo wadamadda geeska afrika. Booqashadda xoghayaha gaashaandhiga ayey waaxda difaaca marayakanka ku sheegtay warsaxaafadeed eey soo saartay maanta oo jimca ah kuna br=eegan 11/27/2020-ka,waxa uuna xoghayaha booqasho ku mari doonaan xeryaha ciidamadda ee ku yaalo wadamadda kala ah JABUUTI,SOOMAALIYA,BAXRAYNIYO QADAR. Sida laga soo xigtay warbaahinta CNN-ta Mr.Miller ayaa magaaladda Muqdisho casimadda soomaaliya joogay dhawr saacadood waxa uuna halkaas kula kulmay sariisha ciidamadda Maraykanka ee ka hawlgala dalalka Jabuuti iyo soomaaliya waxaane saraakiishaas ka mid ahaay qaar ka yimid xeradda ciidamadda Maraykanka ee ku taalo dalka Jabuuti lana yiraahdo LEMONNEIR. XIGASHO WAKAALADO.

HALKAAN KA AKHRISO.