SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

YEMAN OO LAGU DILAY 87-QOFOOD OO SHACAB AH.

BURBURKA GANTAAL EY TUURTAY DIYAARAD DAGAAL.

(YEMAN)-HUBKA LAGU SAMEEYO DALALKA INGIRIISKA IYO MARAYKANKA LOONA ADEEGSADAY WEERARADA DHINACA CIRKA AH GUDAHA DALKA YEMAN AYAA WAXAA LAGU DILAY DAD GAARAAYO 87-QOFOOD OO SHACAB AH MUDDO SANNAD AH. HAYADDA OXFAM EE LAGA LEEYAHAY DALKA INGIRIISKA AYAA OGAATAY BOQOLAAL WEERAR OO DHINACA CIRKA AH EYNA QAADEEN CIIDAMADDA ISBAHAYSIGA UU HOGAAMINAAYO DALKA SACUUDIGA INEEY KU DHINTEEN DAD SHACAB AH WAXA EYNA WEERARADAASI DHECEEN 2021-KII ILAA 2022-KII WAXAANE LA ISTICMAALAY HUB EY SACUUDIGA SIIYEEN DALALKA INGIRIISKA IYO MARAYKANKA. Isbahaysiga uu hogaaminaayo Sacuudiga ayaa qaaday weeraro dhinaca cirka ah ayagoo isticmaalaayo hub ey bixiyeen dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka,weeraradaas ayaa masuul ka ah dhiamshada dad dhan 87-qofood oo shacab ah gudaha dalka Yeman muddo dhan 14-bilood,sida lagu sheegay warbixin cusub oo la helay.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.