MARAYKANKA WAXA UU SOOMAALIYA KU BIXIYEY LACAG DHAN 1.5-MILYAN OO DOOLAR..
Wargayska Washington Examiner ayaa waxa uu wax ka qoray dhaqaalaha uu dalka Maraykanka siiyo dalka soomaaliya,dhaqaalahaas ayaa loogu talagay in lagu horumariyo dimuqaraadiyadda curdinka ah ee dalka soomaaliya,amniga iyo wax soo saarka dalka si uu dalka soomaaliya cagahiisa isugu taago. Qoraaga maqaalkan ku soo baxay wargayska washington examiner ayaa waxa uu si qoto dheer u dhexgalay arrimaha siyaasadda soomaaliya doorka safiirka Mraykanka ee ku aadan arrimaha siyaasdda soomaaliya,kali talisnimadda ka muuqatay Madaxweyne Farmaajo. XIGASHO WASHINGTON EXAMNER.