SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

YAA SOO IIBIYEY HUBKA LAGU BILILIQEYSTAY C/WAAQ?

(SAWIRKA)-SHACABK C/WAAQ OO BILILIQEYSANAAYA HUBKII.

(CABUUDWAAQ)-Wararka ka imaanayo degmada C/waaq ee Gobolka Galgaduud bartamah Soomaaliya ayaa sheegaayo in dad shacab ah ey Bililiqeysteen laba gaari oo siday Hub sharci darra ah kana soo gudbay Xuduud beenaad u dhexeeyo Soomaaliya iyo Itoobiya, Hubkaan la bililiqeystay ayaa ka kooban sida la sheegay AK-47,BKM iyo dhashiikaha,waxaane la socdo rasaas aan xisaab lahayn. Sida laga soo xigtay dad Goobjoogayaal ah baabuurta siday hubka ayaa waxaa gelbinaayey Ciiadamo ka tirsan Hayadda NISA ee maamulka Galmudug,waxaane halkaasi ka dhashay dagaal fool ka fool ah oo dhexmaray Nisa iyo maleeshiyaddii degaanka,waxaane ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay,hadab Hubkaan yuu u socday oo iska lahaay? Yaase dibadda dalka ka soo Iibiyey? Jawaabaha halkaan ka akhriso.

ISHA/CAASIMADDA.

SII AKHRI.