SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

YAA KA MASUUL AH TARXIILKA GUTAALE?

(SAWIRKA)-GANACSADE GUTAALE.

(ZAMBIA)-Wararka ka imaanayo dalka Zambiya ayaa sheegaayo in halkaasi ey ka jirto dhibaao aad u baaxad weyn oo lagula kacaayo dadka Soomaaliyeed ee halkaasi degan,arrintaan ayaa waxaa in badan ka hadlay masuuliyiin hore kuwaaso sheegay in Safaaradda halkaasi ka jirta ey tahay mid si aad u fool xun ula dhaqanta shacabkeeda ka xoogsata dalkaasi Zambiya,hadaba dhawaan ayaa waxaa dalka Zambiya laga soo tebiyey in dalkaasi laga soo tarxiilay Gamacsade caan ka ahaay dalkaasi Zambiya magaciisana lagu sheegay Cabdullaahi Axmed Yare(Dheere Guutaale) waxaane Guutaale la keenay magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya,Ganacsadahaan ayaan haba yaraatee wadanin wax lacag amaba hanti ah uu leeyahay,sida ey sheegeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee joogta Lusaka in Ganacsade Guutaale loo bartilmaameedsaday Qaab Qabiil loona soo maray Safaaradda Soomaaliya ee halkaasi ka jirta.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.