YAA KA DAMBEEYEY FATAHAADII B/WEYNE?
(SAWIRKA)-GUDOOMIYIHII GUDIGA FATAHAAD B/WEYNE.
(B/WEYNE)-Wararka aan ka heleyno magaaladda caasimadda u ah gobolka Hiiraan ee B/weyne ayaa sheegaayo in Gudoomiyihii Gudiga Fatahaada ee B/weyne Md.Cismaan Dhagaxaw inuu iska casilay xilkii Gudoomiyenimada, Xaaji Dhagaxaw ayaa sheegay sababta uu isu casilay iney qeyb ka tahay habacsanaan ka dhalatay hawlihii biya xireenka B/weyne oo faragelinteed ey noqotay mid xadka dhaaftay. Maalmo dhaweed ayaa baraha bulshada waxaa la soo dhigay dadka reer B/weyne oo daad qaaday iyo ayagoo baxasad ka ah in biyuhu qaadaan,sida la sheegayne furihii Kanaalka ayaa la waayey ayey noqotaya sababtii shacabka lagu qanciyey.
ISHA/HIIRAAN.