SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

YAA DILAY DR.ZAKARIYE?

(SAWIRKA)-Dr.Zakariya Cabdi Jaamac oo shalay lagu dilay Gaalkacyo.

(GAALKACYO)-Magaaladda kala qeybsan ee caasimadda u ah Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa shalay galabnimadii waxaa goobtiisa shaqada oo ahayd AL-Xarameeyn lagu dhex dilay Dr.Zakariye Cabdi Jaamac,sida ey sheegeen goobjoogayaal xarunta uu ku sugnaay Dr.Zakariye ayaa waxaa soo galay seddex nin oo soo kala horeysay,marka hore laba ayaa soo gashay xarunta kuwaaso aan hubaysneyn ka dibne nin hubaysan oo ahaay kan loo soo qorsheeyey inuu dilo Dr.Zakariye ayaa soo galay waxa uuna ninkii hubaysnaayey gudaha ugu galay Dr.Zakariye halkaasne ku toogtay dabadeedna isaga baxsaday goobtii uu dilka ku gaystay. Dr.Zakariye ayaa loo dilay Aano qabiil uusan wax shaqa ah uusan ku lahayn waxaane la sheegayaa in qoyska dilay Dr.Zakariye diideen diyadii ey ugu talagaleen beesha uu ka dhashay Dr.Zakariye.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.