SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XULKA U-17-KA OO LA XAREEYEY.

XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED EE DA’ADOODU KA YAR TAHAY 17-SANO.

(MUQDISHO0-Tan iyo markii la doortay Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed 22/2/23-ka eyna u soo Hambalyeyeen dhammaan xiriirada caalamka qaarkood iyo Qaaradda Afrika ayuu hadda waxa uu fursad u helay inuu xooga saaro sidii loo diyaar garayn lahaay Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ey da’adoodu ka yar tahay 17-sano(U-17). Dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ayey kooxdu tababar ku qaadanausay magaaladda Muqdisho waxaane hadda lagu xareeyey si ey ugu diyaargaroobaan tartanka Xulalka Qaranka Wadamaddii u soo baxay tartanka qeybtiisa lagu qaban doono dalka Algeeriya inta u dhexeyso bilaha Abriil iyo bisha Meey-2023-ka.

ISHA WARKA SBMEDIA.

HALKAAN KA SII AKHRI.