SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XOOGAGA SIYAASADDA SUUDAAN OO.

HESHIISKA SUDAAN.

(KHARTUM)-Isbahaysiga ugu muhimsan ee taageero dimuqaraadiyadda dalka Sudaan ayaa sheegay ineey magacaabi doonaan Reysal Wasaare iyo ineey dhisi doonaan xukuumad ku meel gaar ah bil gudaheeda. “Seddex ama afar todobaad ayaan soo dhamayn doonaa waxaane isku raaci doonaa qaabka wada shaqeynta,magacaabid Reysal Wasaare,dhisid xukuumad iyo inaan bilawno waqti ku meel gaar ah”sidaas waxaa sheegay afhayeenka isbahaysiga xurnimo doonka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.