XISBIYADA MUCAARADKA TANZANIA OO..
MADAXWEYNAHA DALKA TANZANIA SAMIYA.
(DAR ES SALAAM)-Madaxweynaha dalka Tanzania Samiya Sluhu Xasan ayaa shalay oo Talaada ahayd waxa ey mamnuucidi isu soo baxa ee saarnaay ey ka qaaday Xisbiyadda Mucaaradka dalka Tanzania,mucaaradka Tanzania ayaa laga mamnucay ineey isu baxaan sannadkii 2016-kii waxa eyna saarneed muddo dhan lix sano. Madaxweyne Samiya ayaa ku dhawaaqday go’aanka xisbiyada mucaaradka loogu ogolaanaayo ineey isu soo bixi karaan ayadoo u sii marisay Tv-Ga dalka Tanzania ka dib markii ey la kulantay hogaamiyeyaasha xisbiyadda mucaardka dalka Tanzania kuwooda ugu tunka weyn ee kala ah Chama Cha Mapinduzi(CCM) iyo Chadema gudaha magaaladda Dar Es Salaam.
ISHA WARKA AA.