XISBIGA MUHAAJIRIINTA SWEDEN OO…
XISBIGA NYANS.
(SWEDEN)-Xisbiga Muhaajiriinta dalka Sweden”NYANS” ayaa ku guulaystay laba kursi ee laba magaalo sida lagu sheegay maanta oo Arbaca ah natiijadii ka soo baxday doorashadii ka dhacday dalka Sweden. Xisbiga Muhaajiriinta dalka Sweden Nyans ayaa la aasaaasay sannadkii 2019-kii waxa uuna ku guulaystay kuraasta laba magaalo oo kala ah STOCKHLOM iyo LANDSKRONE.Xisbiga Nyans ayaa 2.49% cod waxa uu ka helay Landskrone halka uu golaha dawladaha hoose ee Borchurch uu ka helay 2.03% cod taaso macnaheedu yahay in xisbiga Nynas helay laba kursi oo goloyaasha ah.
ISHA WARKA AA.