SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XISBIGA MIDIGTA FOG EE DALKA TALYAANIGA OO..

DOON KU QALIBANTAY BADDA MIDITERENIYANKA.

(ROMA)-Xukuumadda uu Hogaamiyo Xisbiga Midigta Fog ee dalka Talyaaniga ayaa joojisay maraakiibta samafalka ee soo badbaadiyo dadka ey doomaha kula qalibmaan biyaha badda Miditereniyanka ka dibna geeya dekedaha dalkaasi Talyaaniga. Samafalka ey sameyaan maraakiibtaan ayaa ah hawlgal joogta ey ka sameeyaan bartamaha badda Miditereniyanka si ey u soo badbaadiyaan kuwa ku go’dooma gudaha badda Miditereniyanka,arrintaan soo korortay ayaa waxa ey halis ku tahay dadka u tahriibo dalka Talyaaniga si ey halkaas uga sii gudbaan wadamadda reer Yurub.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.