SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XIRIIRKA MASAR IYO TURKIGA OO SII…

(SAWIRKA)-CALAMADA TURKIGA IYO MASAR.

(ANKARA)-Dalalka Sacuudig,Imaaraatka,Kuwayt,Baxrayn Cumaan iyo Ururka Jaamicadda Carabta ayaa soo dhaweeyey sare u qaadida xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyo dalalka Masar iyo Turkiga markii ugu horeysay in ka badan toban sano. Shalay oo Talaada ahayd ayey dalalka Masar iyo Turkiga waxa ey kor u qaadeen xiriirkooda siyaasadeed waxa eyna gaarsiiyeen ilaa heer safaaradeed,dalka Turkiga ayaa u magacabaay inuu safiir uga noqdo dalka Masar Amb.Salih Mutlu Sen halka dalka Masar uu safiir ugu magacaabay dalka Turkiga Amb.Camr Al-Xamaami,sidaas waxaa laga soo xigtay qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan.

ISHA/AA.

HALKAN KA AKHRISO.