SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XIRIIRKA KUBADA CAGTA AFRIKA(CAF) OO SOO SAARAY…

ISKU AADKA KOOXAHA U-17 EE AFRIKA.

(ALGERIA)-Shalay oo ahayd Arbaca kuna beegneed 1/2/23-ka ayaa waxaa dalka Aljeeriya caasimadiisa Aljeris ka dhacay qora tuurkii loo sameynaayey xulalka Qaranka Kubadda Cagta Wadamadda Afrika ey da’adoodu ka yar tahay 17-sano,xulka Soomaaliya oo ka mida xulalka u soo baxay tartankaan ayaa isu diyaarinaayo inuu qeyb libaax ka qaato tartankaan. Soomaaliya ayaa ku wareeg noqotay dalka Martigelinaayo tartanka ee Aljeeriya waane Group-ka(A),tartanka ayaa bilaabmi doono 29/4/23 waxa uuna dhammaan doonaa 19/5/23-ka,afarta koox ee ugu dhibca sareyso tartankaan ayaa Qaaradda Akrika ku meteli doono taratanka FIFA ee da’adoodu ka yar tahay 17-sano.

ISHA WARKA SBM.

HALKAAN KA SII AKHRI.