XILDHIBAANAD ILHAN CUMAR OO SI ADAG UGA…
(SAWIRKA)-ILHAN CUMAR.
(MINNESOTA-USA)-Wararka ka imaanayo magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa sheegaayo in halkaasi ey dhacday xaflad loogu dabaal degaayo dib u dorashada MW-Siciid C/laahi Deni ee Maamulka Puntland,xafladaan oo ahayd mid ey soo agaasimeen dadka Soomaaliyeed ee degaan ahaan ka soo jeedo maamulka Puntland ayaa waxaa lagu casuumay iney ka soo qeybgasho Xildhibaanad ILHAN CUMAR oo ka tirsan Koongareeska dalka Maraykanka lagana soo doorto Gobolka ey Soomaalidu u badan yihiin ee MINNESOTA. Xildhibaanad Ilhaan ayaa si adag waxa ey uga hadashay arrinta ey ku kacday dawladda itoobiya ee ah iney ku soo xadgudubtay Madax banaanida dalka Soomaaliya sheegtayne iney saldhig ciidan ka dhiganayso badda Soomaaliya.
ISHA/CAASIMADA.