SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XERA QAXOOTI OO LA WEERARAY.

QAXOOTIGII LA WEERARAY.

(SYRIA)-Lix qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyooday waxaane ku dhaawacmay 75-qofood oo kale ka dib markii ey ciidamadda dawladda Suuriya ey madaafiic ku garaaceen xero qaxooti oo ku taalo Waqooyi-Bari dalka Suuriya sida laga soo xigtay hayadda difaaca shacabka maanta oo Axad ah. Hayadda difaaca shacabka(Koofiya Cad) ayaa sheegay in ciidamadda dawladda Suuriya weerareen xerada qaxootiga ee Maraam kuna taalo waqooyiga magaaladda Idlib waxa eyna ku garaaceen madaafiic culus.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.