SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Xajka sannadkan.

dhibaatadda uu la yimid cudurkaan safmareenka ah ee Covid-19 ayaa noqday mid sababay in sannadkaan la joojiyo xujaaydii ka soo xajin jirtay dalalkooda kuwaasoo tiradooda eey gaari jirtay in ka badan laba milyan oo xaaji,dalka boqortooyada ayaa isna waxa eey arrintaan ka soo gaartay dhaqaale dhaawac xoogan,waxane sannadkaan xajka loo ogolaaday dadka ku sugan gudaha boqortooyada jinsiyado kala gedisan,tirada ayaa lagu sheegay 1000-xaaji da’ada xujaayda ayaa iyana la xadiday lagana dhigay 65-sano,hadaba sida uu noqon doono xajka sannadkaan shaxda hoose ka akhriso.

Halkaan Riix.