SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XAASKA MADAXWEYNIHII HORE EE SECHELLES OO…

WAVEL RAMKALAWAN.

(SECHELLES)-Sagaal qofood eey ku jirto Xaaska Madaxweynihii hore ee Schelles, generaalo ka tirsan ciidamadda iyo masuuliyiin sare oo reer Seychelles ayaa hadda wajahayo eedeymo la xiriiro ineey lunsadeen kaalmo loogu talagalya shacabka Seychelles sannadkii 2002-dii iyo ineey keydsadeen hub sharci darra ah. Bilihii la soo dhaafay xukuumadda Seychelles waxa eey dirtay mawjado cabsi leh dalka oo dhan waxaane la soo xir-xiray masuuliyiin sar-sare eey ka mid tahay Xaaskii hore ee Madaxweynihii iyo qaar ka mida generaalada reer Seychelles,intii u dhexeeysay Nov-2021 ilaa Jan-2022-ka xukuumada Seychelles waxa eey xirtay toban qofood kuwaaso lagu tuhmaayo ineey lunsadeen lacag dhan konton milyan oo doolar maraykanka ah($50-Million) lacagtaaso eey Seychelles ugu deeqday dawladda Imaaraatka Carabta.

ISHA WARKA ALLAFRICA.

HALKAAN KA SII AKHRI.