SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XAALKA PUNTLAND OO LAGA DEYRINAAYO.

(SAWIRKA)-MW-SICIID DENI.

(GARAWE)-Wararka laga helaayo caasimadda dawlad Goboleedka Puntland ayaa sheegaayo in halkaasi ey ka jirto xaalad aad u kacsan una dhexeyso hogaanka maamulkaasi MW-Deni iyo madaxda Xisbiyada ka dhisan Puntlnad,arrintaan ayaa timid ka dib markii madaxda Xisbiyada Puntland sheegeen in dawladda Puntland waqtigaan suuragal ka ahayn iney ka dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah,waxa eyna sheegeen in arrinka Qof iyo Cod Deni uga dan leeyahay inuu mudada ku korosado sidaas darteedna eysan yeeleyn wax la yiraahdo doorasho Qof iyo Cod ah.Xisbiyada Ifiye iyo Sincad ayaa shaaciyey iney qaadayaan talaabo kasta oo looga hortegayo damaca Siciid Deni.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.