SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XAALKA PUNTLAND IYO MAANTA OO ARBACA AH.

(SAWIRKA)-MUSHARAX MASHRUUC.

(GARAWE)-Dawlad Goboleedka Puntland waxaa ka taagan ismari salka ku haayo doorashada Madaxtinimo ee maamulkaas,MW-Deni oo hadda ah masuulka ugu sareeyo Puntland ayaa qaba in degaanadda Puntland ey ka dhacdo doorasho Qof iyo Cod ah halka kooxda Mucaaradka ku ah Deni qorshihiisa ey qabaan in doorashada u dhacdo sidii ey horay ugu dhici jirtay loona baahneyn doorasho Qof iyo cod ah waqtigaan,arrintaan ayaa waxaa ka dhashay in leysu hub urursado dhismayaasha Garawene laysu dul fuulo xaalkuna noqdo Allaw sahal. Hadaba Musharax Madaxweyne Md.Mashruuc oo gaaray magaaladda Bosaaso ayaa daaha ka qaaday arrimo aan horay loo ogayn kana jira Puntland,Md.Mashruuc ayaa sheeegay in dhibka Puntland ka taagan ey sabab yihiin Generaaladda faraha badan ee jooga Puntland.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.