SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Xaalka Ethiopia iyo Masar oo xun.

Waxaa sii kordhaayo xasaradda ka dhex oogan dalalka Masar iyo Ethiopia ee la xiriirta biyo xireenka itoobiya doonayso ineey ka dhaliso korontada ugu xooga badan qaaradda afrika,xasaradda ayaa cirka isku sii shareertay ka dib markii wafdi ka socda dalka Masar uu booqasho ku tegay jamhuuriyadda iskeed gooni isu taagtay ee somaliland kalana hadlay arrimo la xiriiro sidii saldhig ciidamadda cirka Masar looga siin lahaay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Berbera halkaasoo horey eey isticmaashay dawlada Masar dagaalkii u dhexeeyey carabta iyo Israa’iil sannadkii 1973-dii,waane halka eey ka bilaabatay in dalka soomaaliya yahay dal muhiim u ah dalalka carabta sidaas darteedna eey carab waajib ku tahay ineey soo xarageliyaan dalka soomaaliya kuna soo biiriyaan Jaamicadda Carabta. 14-Feb-1974-tii ayeyne soomaliya ku biirtay Jaamicadda carabta ee aan maanta ka mid nahay laakinse eeysan jirin wax dheef ah oo aan maanta ku haysano kala celintooda ayaa ah mid maanta nalugu colaadinaayo.

Halkaan ka akhriso: