SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XAALADDA NOLOLEED EE BAYDHABO OO..

SOMALIA.

(BAYDHABO)-Dalka Soomaaliya waa dal eey si aad ah u saameeysay isbedelka Cimiladda adduunka ee ka jirta gobolka Geeska afrika,waxaane dalka Soomaaliya soo wajahay musiibo ba’an oo abaaraha ah taaso dishay boqolaal qofood oo Soomaali ah. Magaaladda Baydhabo oo hadda ah caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya(KGS) ayaa martigelinayso kumanaan kun qofood oo barakacayaal ah kana soo barakacay tuulooyinkii eey deganayeen ka dib markii eey ku dhufatay abaar laaysay xoolohoodii baabi’isayne beerahoodii,dadkaan barakacayaasha ayaa soo lugeeyey masaafo dhan boqol iyo sideetan kiloomitir(180-KLM) si eey u soo gaaraan magaalooyinka waa weyn si eey halkaas uga helaan kaalmo bai’iaadanimo.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.