SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

XAALADA BARAKACAYSHA BAYDHABO OO..

BARAKACAYAASHA BAYDHABO.

(BAYDHABO)-Dawlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ah kan ey aad u sameysay abaarta ka jirta dalka Soomaaliya iyo magaaladda Baydhabo oo hadda ah caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulkaas,Waxaane muuqata ineey sii kordhayso tirada caruurta ah ey saameysay abaarta daba dheeraatay taaso kahatar ku ah jiilka cusub. Isbitaaladda iyo xarumaha caafimaadka ayaa ah kuwa ey buux dhaafiyeen caruur ey soo ridatay Nafaqa dari kalana duwan ,caruurtaas ayaa intooda badan kasoo jeedo qoysas uu hooseyo dakhliga soo galo waxa eyna degan yihiin xarumo loogu talagalay dadka ka soo barakacay degaanadooda,waxa eyna xarumuhu ku yaaliin daafaha magaaladda Baydhabo.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI