MA JIRIN CABSI ARAGAGIXISO OO KA IMAANEYSAY….
Raage Cabdi oo aslan ahaan ka soo jeedo Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inuu ku huybaysnaay mindi halisne ku ahaay sarkaalka booliska ka hor inta uusan toogan dhawr mar. Raage Cabdi oo 22-jir ah ayaa la xiray sannadkii 2019-kii ka dib markii uu isku dayey inuu safro dalka soomaaliya uuna goostay tikid hal jid ah(One-way Ticket) waane Raage Cabdi looga shakiyey inuu ku biiraayokooxo ajnabi ah,eedaymaha loo hasytay Raage cabdi ayaa ahaay kuwa eey meesha ka saartay wakaaladda wararka ee AFP-da waxa eeyna ku timaantay eedeeymaha loo haystay AUN-Raage Cabdi yihiin kuwa aan loo hayn cadeeymo ku filan.