SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Booliska faransiiska oo xiray…

Ciidamadda booliska ee dalkaasi Faransiiska ayaa xiray Idriss Sihamadi oo ah aasaasaha hayadda aan dawliga ahayn(NGO) ee Baraka City maanta oo Arbaca ah. Booliska Faransiiska ayaa weerar kedis ah waxa eey ku qaadeen guriga Idriss Sihamadi,waqtiga uu dhacayey weerarka ayaa waxaa hawadda ku jiray chanel-ka hayadda Baraka city ee dhinaca baraha bulshada. Video la daawaday ayaa muujiyey in la garaacay Idriss Sihamadi laguna hor xiray afar caruur ah uu dhalay Idris. XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.