SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIIDAMADA MAANKA CIRAAQ.

(BAQDAAD)-Ciidamada amaanka ee dalka Ciraaq ayaa dilay 22-dagaalyahan kana tirsan Ururka Argagixisada Daacish,hawlgalka lagu dilay argagixisada ayaa waxa uu ka dhacay Galbeedka dalka Ciraaq sida ey sheegeen saraakiil sare oo reer Ciraaq ah. G/sare.C/wahaab Al-saciidi oo ah madaxa la dagaalanka Argagixisada ee dalka Ciraaq ayaa sheegay in hawlgalka lagu dilay saraakiil sare ahne hogaamiyeyaal Daacish ah,hawlgalka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Rutba ee gobolka Anbaar ee dalkaasi Ciraaq.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.