SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WILLIAM RUTO OO LOO DHAARIYEY.

WILLIAM S.RUTO OO LA DHAARIYEY.

(NAIROBI)-Dalka Kenya waxaa ka dhacday doorasho eey ka wada qeyb galeen dadka reer Kenya,doorashada ayaa dhacday 8/9/22-ka waxaane ku guulaystay William Ruto balse natiijada ayaa waxaa dacwad ka keenay ninka mucaaradka ah ee Odinga waxaane go’aan kama dambays ah ka gaartay Maxakamadda sare ee dalka Kenya waxa eyna cadaysay in natiijada soo baxday ee uu ku guulaystay Ruto tahay mid sax ah. Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa maanta oo Talaado ah waxaa loo dhaariyey xilka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya,waxaane magaaladda Nayroobi ka dhacday xaflad aad loo soo agaasimay eeyna ka wada qeybgaleen shacabka reer Kenya iyo inta badan madaxda wadamadda Qaaradda Afrika.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.