WIILKII DADKA KU LAAYEY BUFFALO OO LA XUKUMAY.
PAYTON OO MAXKAMAD LA HORKEENAY.
(BUAFFLO-NY)-Ninkii cadiinka ahaay ee dadka ku laayey goob laga suuqeysto”Supermarket” kuna yaalo degmada Buffalo ee gobolka New York ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu helay dembi ah dil,nacayb jinsi iyo aragagixisnimo maanta oo Isniin ah.Ninkaan cadiinka ah ayey maxkamada degmada Buffalo ee gobolka New York waxa eey ku xukuntay xabsi daa’in ah oo inta ka hartay noloshiisa waxa uu ku qaadan doonaa xabsiga. Payton Gendron oo 19-jir ah ayaa la horkeenay dhismaha maxakamada oo u jirta laba maayl oo kaliyah goobta uu ninkaan ka gaystay xasuuq,Payton ayaa ku xirnaay katiinad markii la keenaayey maxkamada waxa uuna labisnaay dharka maxaabiista loo labiso ee dalka Maraykanka.
ISHA WARKA AP.