SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WIIL U DHASHAY MASAR OO GUURSADAY HAWEEN JIRTA 82-SANO.

(UK):Waa sideetan iyo laba(82)-jir qaadata lacagta hawlgabka waxa eeyna la midawday ninkeeda oo sodon iyo lix(36)-jir ah una dhashay dalka Masar kaasoo jeclaaday haweeneydaan ka weyn(TOYBOY),waxa uuna dareenkeed ka dhigay sidii ayadoo ah “BIKRO”,ka dib markii uu ugu dambayntii helay dal ku gal(VISA) una soo dhaqaaqay dalka boqotooyadda Ingiriiska,ka dib markii eey sannad qaadatay kala fogaantooda.Labadaan qofood ayaa isku bartay Facebook-ga sannadkii 2019-kii,waxay kulmeen iskuna guursadeen magaaladda Qaahira sannadkii 2020-kii,laakinse isma eeysan arag labadaan is jecel marka laga soo bilaabo bishii Diseembar ee sannadkii hore(2020)-ka waayo isaga ayaa waxa uu sugaayey dal ku gal(VISA),ka dib lamanahan ayaa ugu dambayntii ku midoobay garoonka caalamiga ah HEATHROW kuna dabaaldegay bakeeri shaahi ah.ISHA WAKAALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRI.