SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WEERARKI SALMAN RUSHDIE YAA KA DAMBEYEY?

SALMAN RUSHDIE.

(USA)-Weerarkii loo adeegsaday Mindida ee todobaad ka hor lagu qaaday qoraag Salma Rushdie ayaa waxaa ka soo baxaayo warar hor oo sheegaayo in weerarkaasi eey ka dambeeyaan sirdoono caalami ah oo adeegsatay Hadi Madhar. Salman Rushdie ayaa qoray buug uu ugu magac daray AAYADIHII SHAYDAANKA waxaane buugaan ka dhashay carro fara badan oo ka imaanaysay caalamka Islaamka gaar ahaan dalka Iraan uu waqtigaas xukumaayey Ayatullaahi Alkhumayni,fatwa uu soo saaray Ayatullaahi ayuu ku sheegay inuu bixin doono lacag fara badan cidii soo disha Salman Rushdie wixii markaas ka dambeeyey Salman Rushdie ayaa galay dhuumasho waxa uuna marki ugu dambaysay lagu arkay xaflad ka dheceysay Buffalo New York waane tii lagu mindiyey. Dr.Nader Heshemi waxna ka dhiga Jaamcadda Denver ee gobolka Michigan ayaa qaba in weerarka loo gaystay Salman Rushdie eey ka dambayso hayadda sirdoonka Israel ee loo yaqaano MOSSAD.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.