SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY…

GOOBTA WEERARKA UU KA DHACAY.

(BERLIN)-Garsoore ayaa amray in xabsiga la dhigo wiil 27-jir Eritereyaan ah ka dib markii uu mindi ku weeraray laba arday koonfur galbeed ee dalkaasi Jarmalka,ardayda ku dhimatay kuna dhawacanta4 weerarkaas ayaa kala ahaay 13-jir iyo 13-jir dhammaantoodna wada ahaay gabdho,sidaas waxaa sheegtay dawladda Jarmalka. Ninkaan u dhashay dalka Eritereya ayaa weeraray gabdaha ayagoo ku sii socday dugsiga ey dhiganaayeen oo ku yaalo magaaladda Illkerirchberg ee dalka Jarmalka,eedeyasanaha ayaa diiday inuu la hadlo garsoorka waqti uu ku sugnaay isbitaalka halkaaso looga daaweynaayey dhaawac soo gaaray markii la qabanaayey.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.