SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY JARMALKA.

Seddex qofood ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday Mindi waxa uuna weerarka ka dhacay magaaladda Wurzburg ee gobolka Bavaria oo 120-kiiloomitir u jirta magaaladda Farnkfurt meel kaga beegan bari,isla weerarkaas ayaa waxaa ku dhaawacmay shan qofood oo kale kuwaasoo dhaawacoodu yahay halis hadana lagula tacaalaayo isbitaaladda waxaane sidaas sheegay wasiirka arrimaha gudaha ee gobolkaa Joachim Herrmann. Ninka geystay weerarka ayaa dhalasho ahaan waxa uu ka soo jeedaa dalka waane 24-jir eey la soo deristay caafimaad darro dhinaca dhimirka ah sida uu sheegay booliska magaaladda Wurzburg.XIGASHO RADIO DW.

RIIX HALKAAN.