SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY DALKA NEW ZEALAND.

New Zealand(Aucland): Dalka Newzealand caasimadiisa Aucland waxaa maanta ka dhacay weerar loo adeegsaday Mindi,weerarka ayaa waxaa geystay nin dhallinyara ah una dhashay dalka Sri Lanka kana tirsan ururka aragagixisadda ee ISIS.Booliska New Zealand ayaa ku guulaystay ineey dilaan ninka ku hubaysnaaye Mindida wax ka yar hal daqiiqo,weerakaan loo adeegsaday Minida ayaa waxaa ku dhaawacmay dad gaaraayo ilaa lix qofood kuwaaso qaarkood laga deyrinaayo xaaladooda caafimaad,weerarka ayaa dhacay maanta oo Jimca ah(3/9/2021)-ka saacadu markeey ahayd labadii iyo afartan daqiiqo waqtiga caasimadda Aucland ee dalka New Zealand.Gabadha Raysal wasaaraha ka ah dalka New Zealand Jacinda Andern oo la hadashay warbaahinta dalkaas ayaa sheegtay ninka geystay weerarka una dhashay dalka Sri Lanka ahaay nin taageersan fikirka kooxda ISIS taasne waa ogaayeen hayadaha amaanka ee dalka New Zealand waxaane lagu haayey kormeer joogta ah waxaane hawshaas gacanta ku haayey hayado kala gedisan kana wada tirsan dawladda New Zealand.XIGASHO CNN.

RIIX HALKAAN.