SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WEERAR KA DHACAY MAALI.

ASKERI MAALI.

(KIGALI)-Askeri ayaa ka mid ah 8-qofood oo ku dhimatay weerar aragagixiso oo lagu qaaday xarun ciidan eey iska leedahay dawladda Mali kuna taalo caasimadda Bamako,sidaas waxaa sheegay afhayeenka ciidamadda Mali.Warkaan ka soo baxay ciidamadda Maali ayaa lagu xusay in 7-qofood oo ka tirsan kooxdii so weerartay xarunta ciidamadda waxaane si xoog ah looga saaray dhulkii eey soo galeen kooxda argagixisada waxaane la tuhunsan yahay in kooxdaan gacan saar la leedahay kooxda Al-Qaacidda.Xerada ciidan ee la weerary ayaa la yiraahdaa KATI waxa eeyna caasimadda Bamako u jirtaa 15-kiilomitir(9-Miles) waxa uuna weerarka bilawday subaxdii hore ee maanta.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.