SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WAXYAABO QARXO OO LAGA HELAY…

JAAMICADDA BOSTON.

(BOSTON)-Xirmo alaab ah ayaa ku qaraxday hoyga waqooyibarbi ee Jaamicadda Boston ee dalka Maraykanka shalay oo Talaada ahayd.Masuuliyiinta Jaamicadda Boston ayaa sheegay inuu dhaawac fudud soo gaaray shaqaalaha Jaamicadda waxa eeyna intaas raaciyeen masuuliyiinta Jaamicadda Boston ineey jirto xirmo alaab ah oo kale lagana shakisan yahay taaso laga helay meel u dhaw Madxafka farshaxanka waxaane xilmadaan dambe baaritaankeed ka qeyb qaadanaayo hayadda FBI-da.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.