SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WAXAA KORODHAY TIRADA DHIMASHADA EE…

TAHRIIBAYAAL.

(ITALY)-Dhawr maalmood ka hor ayey ahayd markii ey doon ka samaysan Al-waax ey ku dhacday Jabal halkaasne ey ku burburtay,shilkaas ayaa waxaa ku dhintay dad fara badan oo saarnay doonta Jabalka ku dhacday,dadkaan Muhaajiriinta ah ayaa ka kala yimid dalalka(Afgaanistaa,Pakistan iyo Suuriya). Sida aan horay idiinku sheegnay dhimashada ayaa hadda ka badatay tiradii hore waxa eyna hadda gaartay 62-qofood in kastoo dadka la soo badbaadiyey ey dhan yihiin 80-qofood ilaa hadda,waxaane maanta oo Isniin ah(287/2/23)-ka la soo helay seddex meyd oo kale.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.