WAX KA OGOW KOOXDII IFTIN.
KOOXDII IFTIN.
(LONDON)-Wargays ka mida Waragaysyada Online-ka ah ee ka soo baxa dalka London(MIDDLE EAST EYE) inta badane ka hadlo arrimaha wadamadda Carabta gaar ahaan kuwooda Bariga dhexe ayaa waxa uu wax ka qoray Kooxdii Muusikada ee Wasaaraddii Waxbarashadda iyo Barbaarinta ee Berisamaadkii ee IFTIN,Wargayska ayaa soo waraystay nin ka mida ragii wax wax ka ogaay kooxda IFTIN iyo dhammaan kooxihii Muusiga ee dalka ka jiray waqtigii hore,waxaane xusid mudan in Kooxda IFTIN ahayd koox si wanaagsan looga yaqiin gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta ey kooxdaan ku lahayd dhinaca waxbarashada iyo barbaarinta. Si kastaba ha ahaatee kooxda IFTIN ayaa ku caan ahayd hees diiran ee laga qaado goobaha xafladaha ey ka jiraan.
ISHA WARKA MEE.