SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WAX KA OGOW INTA JEER EEY ISKU DHECEEN SACUUDIGA IYO LIBNAAN.

(BEYRUUT):Dalka Libnaan iyo dalka Sacuudiga dhibaatadii ka bilaabatay ayaa waxa eey ku fiday wadamada Khaliijka marka laga reebo dalalka Cumaan iyo Qadar oo aan qeyb ka noqon wadamadda xiriirka u jaray Libnaan,dalka Yaman oo aan waxba kala dhexeeyn Libnaan balse hadalka wasiirka warfaafinta Libnaan Gardaax u arkay inuu yahay miduu ku taageeraayey Xuutiyiinta ayaa iyagana xiriirkii u jaray dalka Libnaan kuna biiray wadamadda Sacuudiga,Imaaraatka,Baxrayn.Dalka Imaraatka Carabta ayaa la soo sheegaa inuu beecinaayo dhismihii safaadaiisa ee ku tiilay magaaladda Beyruut ee dalkaas Libnaan taaso u muuqato in dalka Imaaratka ka quustay Libnaan.Hadaba dalalka Sacuudiga iyo Libnaan intee jeer ayey iskula dheceen hadal uu yiri masuul reer Libnaan?Tan kale,dalka Sacuudiga ayaa geliyey waqti badan siduu dalka Libnaan u xasili lahaay waxaane dalkiisa lagu qabtay dhawr shir oo lagu heshiisinayo Libaaniyiinta,shirarkaas loo qabtay reer Libnaan ayaa kala dhacay sannadadii 1952-dii iyo 1989-kii,hadaba halkaan waxa aan idiinku soo gudbihaa info garaf ka hadlaayo inta jeer eey isku dheceen Sacuudiga iyo Libnaan hadal uu yiri masuul reer Libnaan ah.ISHA WARKA KHALEEJONLINE.

HALKAANKA SII AKHRI.