WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SWEDEN OO ISKA….
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SWEDEN Mr.Tobias.
(BRUSSELS)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Sweden Tobias Billstrom ayaa maanta oo Talaada ah waxa uu iska diiday inuu ka jawaabo su’aalo ku saabsan Gubitaankii Kitaanka Quraanka Kariimka ah kaaso lagu hor gubay safaaradda dalka Turkigu ku leeyahay dalka Sweden kuna taalo Caasimadda Stckholm. Mr.Tobias ayaa ka qeybgelaayey shir ey leeyihiin gudiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Yurub ee caasimadda Biljam ee Brussels,shirkaan ayaa looga hadlaa xiliga madaxtinimada dalka Sweden ee golahaan,arrintaa ayaa timid maalmo uun ka dib markii nin xagjir ah uu gubay kitaabka quraanka kariimka ah isagoo ey ilaalinayaan ciidamadda booliska dalka Sweden waxaane amarka bixisay dawladda Sweden.
ISHA WARKA AA.