WASIIRADDA DIFAAC JARMALKA OO IS…
WASIIRADDA IS CASHISAY CHRISTINE.
(BERLIN)-Wasiiradda Gaashaandhiga dalka Jarmalka Christine Lambrecht ayaa iska cashisay xilkii Wasiirnimo maanta oo Isniin ah ka dib markii ey la kulantay guul darooyin isdaba joog ah oo dhinaca maamulka ah iyo cadaadis dhinaca siyaasadda ah waane taas arrinta Wasiirada ku qasabtay ineey iska casisho xukuumadda. Wasiiradda ayaa iscasilaadeeda u sheegtay warbaahinta dalka Jarmalka ee DPA ka dib markii ey iscasilaadeeda u gudbisay madaxa sare ee xukuumadda Jarmalka Chancellar Olaf Schgolz.
ISHA WARKA AA.